tvsle.com
Tuesday, 1 May 2012
Ciidanka Booliska Hargeysa Oo Maanta Xidhay Guddoomiyaashii NDB Iyo Ja
Hargeysa (TVSLE)- Ciidamada RRU-da ayaa goor dhaweyd xabsiga dhigay guddoomiyihii urur-siyaasadeedkii Jamhuuriga Axmed Sandoon iyo guddoomiyihii ururka NDB marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo dad kale,
waxay ciidamadaxabsiga dhigeen labadan guddoomiye ka dib markii saaka ay soo abaabuleen mudaharaad ay kaga soohrojeedaan go,aankii ay guddida diiwaan galintu ku reebtay ururo ay ka midyihiin .
Todobaadkiii hore ayey ay urarad la reebay ku dhawaaqeen mudaharaadkan inkasta oo ayna u suura galin in ay dhigaan mudaharaadadaasi
Waxii wara ah ee ka soo cusboonaada wararkaasi kala socda vsle.net
TVSLE
published on Tuesday, 1 May 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube