tvsle.com
Saturday, 9 June 2012
Ogaysiis boqoshada Sweden waftiga Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland
Ogaysiis

Maalinta Axada ah ee taariikhdu ay ku suntantay 10-ka
bishan Juni 2012 ayaa waxaa gagadda caalamiga ah ee
diyaaraduhu ka taadan ee (�rlanda International
Airport) caasimadda carigan sweden ee Stockholm ayaa
waxa soo cago dhigan doona wafti uu hogaaminayo
Madaxweyne Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan
Cabdillahi.
Maalinita Isniinta ee 11jun waxa waftigu lakulmi
doonaa Bulshada S/Land ee dalkan Sweden taas oo
Wafigu warbixin xaalada guud ee Dalku marayo
Goobta kulanku ha dhici doono waa Kista tr�ff
Waqtiga waa 16:00-21:00
Waftigan inta uu joogo dalkan Sweden ayaa wuxuu ka
qayb gali doona dood lagu qaban doono aqalka
baarlamaanka dalan sweden oo lagaga hadalidoono
koboca dhanka horumarka ee ka jira somaliland, kaas
oo maalinta salaasada ee 12Jun lagu qaban doono
aqalka baarlamaanka saacaddu marka ay tahay 13-15
ciwaankuna waa (Mittpoolen, Riksdagshuset �stra).
Akhristayaal hadii aad aad ku sugan tihiin
dalkan sweden oo aad xiisaynayo in aad ka soo qayb
gasho kulanka waftiga Madaxweyne Xigeenka waxaad la
soo xidhiidha gudiga qabanqaabada shirkan
Safiirka S/Land Sweden Rooda Jaamac.
Aydaruus Sh aadan
Hussien Wadaadyare
Mustafe Ismail

Alla Mahad Leh

Gudoomiyaha Dalada Guud
Zakarie H Wacays
published on Saturday, 9 June 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube