tvsle.com
Sunday, 10 June 2012
Puntland oo Ka shakisan qorshayaal lagu majarahabaabinayo Road-map ka
Puntland oo shaki ka muujisay qorshayaal ay sheegtay in lagu majarahabaabinayo Road-map ka Somaliya

Garoowe(TVSLE) Maamulka Puntland ee hoos taga Dawladda Federalka ah ayaa shaki ka muujiyay dad gaar ah oo ay sheegeen inay carqaladaynayaan Khariiradda Somaliya ku socoto wakhtiga kala Guurka ee Road-map-ka.

Qoraal ay soo saareen Guddi uu Madaxweynaha Puntland u magacaabay qorshaha Road mapka oo uu wasiirka Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire ayaa sheegay inaanay u dul qaadan doonin in la majarahabaabiyo qorshaha wakhtiga ku meel gaadhka.

Khilaafkan ayaa noqonaya mid hor leh oo ka dhex dilaacaya labada maamul inkasta uu ay Puntland sheegtay inaanay dioonayn inay ka hor timaado Heshsiikii dhawaan lagu gaadhay Addis ababa, hadana waxay sheegeen inay jiraan dad dano gaar ah wada oo carqaladaynayaa.

published on Sunday, 10 June 2012
Source: waheen
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube