tvsle.com
Tuesday, 12 June 2012
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun,,,Dhamaan Reeer
Jaamac Hode sida ,,Xidig Cabdiyare reerkiisa iyo
ciyaalkiisa iyo dhamaan reeer cabdiyare,iyo ilma
Cumer Qardhaas,reer ismaaciil xero,waxay Tacsi U
dirayaa dhamaan Reer Xaaji Muxumed Kahin,iyo waliba
dhamaan Qaraabada reer Kaahin Xuubsiibti,Geerida
Naxdinta Leh Ee Maanta ku Timid Eng,Axmed Xaaji
Muxumed Kaahin Oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa
ilahay waxaan uga baryayaa in uu Godka u Nuuro
Janatul Fardawsa Geeyo,,dhamaan Ehelkiisiina samir
iyo iimaan ka siiiyo,,Inaalilaahi wa inaa ilayhi
Raajicuun
published on Tuesday, 12 June 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube