tvsle.com
Friday, 27 July 2012
London ayaa waxaa goor dhow si rasmi ah uga furmaya ciyaarah Olombiga
London (TVSLE)-Magaalada London ayaa waxaa goor dhow si rasmi ah uga furmaya ciyaaraha olombikada ee 2012.

Boqorada Britain Queen Elizabeth ayaa furaysa munaasabadda furitaanka olombikada oo ka dhici doonta garoonka olympic Park oo ku yaalla bariga London. Kumanaan dad ah ayaa ka qeybgalaya furitaanka.

Magaalada London ayaa si weyn ugu diyaargarowday marti-galinta ciyaarahan. ilaa 36 kun oo isugu jiri askar, boolis iyo xubno kale oo amniga ka shaqeeya ayaa u xilsaaran amniga guud ahaa inta ay socdaan ciyaaraha olombikada.

Fannaanka caanka ah ee Paul McCartney ayaa la filayaa inuu ka heeso furitaanka ciyaaraha olombikada.


published on Friday, 27 July 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube