tvsle.com
Sunday, 29 July 2012
INAALILAAH WAINAA ILAYHI RAAJUCUUN WAXAAN TACSIYADAYNAYNAA AXMED OMER
INAALILAAH WAINAA ILAYHI RAAJUCUUN , , GEERIDUNA WAA
XAQ , WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAA DHAMAAN
REER AHMED KELLI MEEL AY JOOGAANBA ANOO KA
TACSIYEYNAYA GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI MUDANE
AHMED OMER AHMED (AHMATO) OO KU GEERIYEEDAY HISPITOL
KU YAALA WADANKA YUKRAINE , WAA GEERI QOYSKII
,EHELKII IYO ASXAABTIISIIBA KA NIXISAY MARXUUMKA OO
AAN ILAA YARAANTIISII AQAANAY WALAALKII KHADARNA AANU
SAAXIIB WAYN NAHAY , MARXUUMKA JANADII FARDAWSA ALLE
HA UGU DEEQO DHAMAANTEENA SAMIR IYO IIMAAN ALLE HA
INAGA SIIYO ISAGA IYO DADKA KALE EE BADAN EE BARYAHAN
INAGA BAXAY , INAALILAAAH WAINAA ILAYHI RAAJUCUUN
..BY XIDIG
published on Sunday, 29 July 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube