tvsle.com
Tuesday, 7 August 2012
Golaha Wakiialda S/land Oo Mar Kale Cod Ku Ogolaaday In Doorashada Gol
Hargeysa (TVSLE)- Mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen waxay cod ku meel-mariyeen lifaaqii wax-ka-bedelka xeerka doorashootinka madaxtooyada iyo golayaasha deegaanka.

Xeerkan oo ay labada gole baarlamaan hore isku raaceen in doorashada lagu galo astaan, ayaa madaxtooyadu wax ka bedel ku soo samaysay, iyada oo madaxweynuhu waraaq codssi fadhi degdeg ah u soo qopray Golahaw wakiilada oo maanta cod duuduub ah ku ansixiyey lifaaqa afar qodob oo wax lagu soo sameeyey.

Qodobka ugu muhiinsan ee goluhu ansixiyey ayaa ah in doorashada lagu galo labaro, iyada cod loo qaaday wax-ka-bedelka liifaaqa xeerka ay ogolaadeen 37 mudane, 4 diiday iyo 2 ka aamusay.

Xeerkana waxa loo sii gudnin doonaa goalaha guurtida oo isuguna amma ogolaan doona lambarada amma diidi doona.
TVSLE
published on Tuesday, 7 August 2012
Headlines


Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube