tvsle.com
Tuesday, 28 August 2012
Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Goor-dhawayd La Doortay
Muqdisho (TVSLE)- Waxa goor dhawayd la soo gabogabeeyay doorashadii Guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee dalka Somaliya oo ay wareegii labaad isugu hadheen Dr Cali Khaliif Galaydh Iyo Dr Jawaari.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Somaliya oo ay u tartamayeen shan Musharax, ayaa waxa wareegii labaad ee doorashada Dr Jaweeri u tanaasulay Musharixiintii la tartamayey isaga iyo Galaydh, taasina waxay keentay in la bilaabo wareega labaad ee doorashada ee Cali Khaliif Galaydh iyo Dr Jaweeri.

Ka hor tirinta codadka ay kala heleen Dr Jawaari iyo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa isaguna tanaasulay Cali Khaliif Galaydh, taasi oo keentay inuu tartanka doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee dalka Somaliya uu ku guulaysto Dr Jaweeri.

Markaa ka dib ayaa rasmi ahaan guddida doorashada hagaysay ugu dhawaaqeen in Dr Jawaari yahay Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka dalka Somaliya.
TVSLE
published on Tuesday, 28 August 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube