tvsle.com
Sunday, 16 September 2012
Mareeykanka Oo Gurigiisa Ugu Dhacay Ninkii Filimka Aflagaadada Ah Ka
Cerritos (TVSLE)- Ciidamada Booliiska dalka Mareeykanka gaar ahaan kuwa California ayaa gacanta ku soo dhigay ninka lagu magacaabo Nakoula Besseley oo ah shaqsigii sameeyay Filimka aflagaadada ah ee loogu gafay Nabigeena suuban ee Muxamed SCW.

Ninkaan ayaa laga soo qabtay Tuulada Cerritos oo 40-km dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Los Angeles ee dalka Mareeykanka waxaana guud ahaan Saxaafada Caalamka laga daawanayay Dambiilahaan oo Madaxa laga daboolay kaas oo muteeysan doona ciqaab adag.

Sharciyada ka jira dalka Mareeykanka iyo Qaarada Yurub ayaa waxa uu dhigayaa qaarkood Shaqsigii Diin u gafa oo abuura fal iska hor keenaya Bulshada inuu muteeysan doona Ciqaab adag waxaana intaas sii dheer Ninkaan oo lagu eedeeyay inuu halis galiyay nafsada dad fara badan oo Mareeykan ah oo ku nool Dunida dacaladeeda.

Ninkaan Filimka fitnada ah ee uu sameeyay wuxuu ugu magac daray (sam bacile) waxaana iminka si toos ah Filimkaan Daawashadiisa laga mabnuucay dalalka India, Pakistaan,Indonesia iyo Afganistaan .Dhamaan dalalkaan aanu soo sheegnay qofkii ku nool ee doonaya inuu Youtubaha ka Daawado Filimkaan uma soo baxayo waxaana sidaas sameeyay Dawladaha dalalkaas oo go碼ansaday inaysan soo gaarin Fitnada Filimkaan gafka ah.
TVSLE
published on Sunday, 16 September 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube