tvsle.com
Tuesday, 18 September 2012
Dagaal Yahanka Al-Shabaab Oo Beeniyey In Laga Qabsadey Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya magaaladda Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Ururka Al-Shabaab ay qalabkoodii ka gurteen magaaladda Kismaayo.

Qaar ka mid ah dadka degaanka oo BBCda la hadley ayaa sheegey in ay xiranyihiin xafiisyadii Al-Shabaab.

Idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee Al-Andulus ayaa lagu soo waramayaa in ay hawada ka baxdey.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya cutubyo ka socda dalka Kenya ayaa la sheegey in ay ku siqayaan magaaladaasi.

Hasa ahaatee, waxaa wararkaasi ku gacan-seyrey ururka Al-Shabaab. Afhayeen u hadley ururkaasi ayaa BBC u sheegey in wararkaasi ay yihiin "waxba kama jiraan"
published on Tuesday, 18 September 2012
Headlines


Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube