tvsle.com
Sunday, 14 October 2012
Khadra Omer Qardhaas Oo deeq lacageed ku wareejisay ururka Tabantaabo.
waxa xalay lagu doonsiyey jimciyada khayriga ee
tabantaabo deeq lacaga oo ay soo bixisay Khadra Cumer
Jama (ina Omer Qardhaas)deeq lacageed oo dhan 1000
dollar maha tii ugu horaysay ee khadra ana soo
gaadhsiiso lakiin mar horena deeqdasi oo kale ayey
ururka soo gadhsiisay waxa aan leeyahay halkaad ka soo
saartay badal khayrqaba illahay hakugu badalo . dadkagi
mayaad udamqatay ilalhay waa kaa jasaa,ii siindoona.
published on Sunday, 14 October 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube