dhamaan war baahinta sharafta leh aadbaan usalaamayaa salaan ka bacdi tan iyo intii lagu dhawaaqay ururka isbahaysiga bah wyanta WADDANI oo hada laga joogo sanad iyo hal bil waxa uu ururku dalka oo idil kusoo bandhigayay wax qbaad muuqda wax qabadadaas waxa ugu horeeeyaay tii wadooyinka dalka uu kaag qab galayay dhiskeeda wadada asarda ee booorama waxa uu ugu deeqay 2000 dolar w wadada oodweyne ilaa hargaisa 5000 doolar wadada ceerigaabo ilaa burco 3000 doolar
waxa intaas dheeraa in dhanka dhalinyarada kooxaha ka dhisan hargaisa uu siiyaay qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran sidoo kalana gabiley uu kaafi yeelay baahiyaha ciyaartoy sida oo kalana burco uu laba kooxood oo wa wayn udhameeayay qalabkoodii ciyaareed waxa intaas oo aynu wada ogsoooneen wax qbadkii ugu cuslaa uguna muhiimsanaa ee dalka markii ololaha ee wareega labaad ee waddani dalka oo idil tuulo kasta mgaalo kasta waxa uu hal mar ku qaybiaayy xoolo aad utiro badan geeyayna meelaha masaakiinta ubaahani joogaan waxa u dheeree dhar iyo kabo
wareegiisii sadaxaad dhanna uu ka waday ololaha dhanna mucaawimadiisa ka waday wax uu kadaba geeyay adhigiii biyo la isaga dajiyo isaga oo hargaisa meelaha ay kunoool yihiin barakacayaasha ay siiyeen booyado biyo oo badan waxa magaalooyinka laasacaanood udheeraa in ay raashin kala duwan qaybiyaa berberana ay adhi iyo alaabo kala bixiyaa boorama sidaynu kawada aragnay shaashadaha in kabadan 300 oo guri ay ugaliyeen biyo
hadaba muwaadin waddani maka ga dhabeeyay magaca dhabta ah ee WADDANI haa haa
waddani mar walba waxa uu utaganyahay wax qabadka dalkiisa iyo dadkiisaa waddani isag oo aan xisbi noqon isaga oo aan talada dalka qaban ayuu sii muujiayay wax qbadkiisa dhab ta ah insha allah sida cad oo muuqatana talada dalka haduu ku guuleesto waxa uu ahanadoona mid baahiyaha dalkiisa iyo dadkiisa astura waxna ka qabta