tvsle.com
Thursday, 22 November 2012
tacsi geerida ku timi Cawil Xaaji Bile



INAAN LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN!

Geerida ku timi Marxuun Cawil Xaaji Bile

Annaga oo kala ah:
1- Eidarus Sh. Adan
2- Ibrahim Mohamed Elmi (Xuble
3- Rashid Sh Adan

4- Hussein Mohamud Sh Adan

5- Abdi Mohamed Sahardiid (Abdi Dhibo)

6- Saciido Sh Adan

7- Fadumo Sh Adan

8- Mohamed Abdillahi Haji Hassan

9- Abdillahi Haji Hassan

10-Ahmed Bihi Haji Hassan

11- Nimco Dualeh Haji Hassan

12- Hinda Sh Adan



Waxa aannu ka tacsiyeyneynaa qoyska Reer Xaaji Bile, gaar ahaan,
Maryan Jaamac Tirike, xaaskii uu ka tegey marxuumku, Muna Cawil
Xaaji Bile, Cumar Xaaji Bile iyo inta kaleba qoyska geerida xaqa ah ee
ku timi, Alle ha u naxariisto ee, Marxuum Cawil Xaaji Bile, oo bisha
20/11/2012 ku geeriyoodey Hargeysa.


(Dadka, yaqaaney Alle ha u naxariisto ee, marxuumka waxa ay ku
xasuusanayaan, isaga oo ka mid ahaa ardaydii S.N.L. u dirtay Masar
bilowgii 1950naadkii iyo uu degenaa Berbera iyo Jidda.)







Wa bilaahi Tawfiiq
published on Thursday, 22 November 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube