tvsle.com
Sunday, 2 December 2012
Qaabka Xildhibaanadu u kala Guulaysan karaan iyo Systemka Sland.
Proportional and Representative System, (PRS) Waa
System-ka Somaliland u isticmaasho doorashooyinka
Golaha deegaanka iyo Baarlamaanka waana xeer
waafaqsan distoorka Somaliland qodobka 22, (Law No:
20) Xeerkani wuxuu dhigayaa in nin haysta 100 cod
xildhibaan noqon karo halka qof haysta 6000 Oo codna
hadhi karo iyadoo nin waliba ku soo baxaayo waxa
ururkiisu ama Xisbigiisa uu ka dhex helo,waana xeer
diidaya in kooto loogu xidho dumarka iyo dadka laga
tirada badanyahay waayo waxay u saama xaysaa in ay
usoo bixi karaan si sahlan.waxaa jira system kale Oo
looga Isticmaalaan Aduunka waxaana la yidhaahdaa
(Winner Takes All) habkani maaha mid anfacaya
Somaliland maadaama aynu nahay dad ku dhisan qabiil
si aanu awooda dalku qolo kaliya gacanta ugu galin
qabiilkastana iskaga dhex arkaan ayaynu dooranay
systemkan (Proportional and Representative System,
PRS).
Xidig Cabdi Yare.
published on Sunday, 2 December 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube