tvsle.com
Wednesday, 5 December 2012
Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Burco Oo Lagu Dhawaaqay
Burco (TVSLE)- Guddida Komishanka ee degmada Burco ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada golaha deegaanka ee Burco waxayna ururada kala heleen natiijada sidan .
1: Kulmiye waxa uu helay 7 Kursi
2 Waddani waxa uu helay 5 kursi
3 Rays waxa uu helay 4 Kursi
4 Umadda waxa uu helay 3 kursi
5 Xaqsoor waxa uu helay 1 kursi
6 UCID waxa uu helay 1 kursi
ururka Dalsan ayaan isagu waxa kuraas ah ka helin degmada Burco sida ay sheegayso natiijadan hordhaca ag ee la soo saaray .
TVSLE
published on Wednesday, 5 December 2012
Headlines


Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube