tvsle.com
Wednesday, 5 December 2012
Madaxweyne Silanyo Oo Maanta Dhagaxdhigay Dhismaha Cusub Ee W. Cadaala
Hargeysa (TVSLE)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) aya maanta waxa uu dhagaxdhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso wasaaradda cadaaladda Somaliland.

xurunta oo m dhanka bari ka xigta madaxtooyada ayaa waxa noqon doontaa xurunta wasaaradda Cadaaladda , waxaana munaasabaddan lagu dhagax-dhigayey ka soo qayb-galay madaxweynaha Somaliland shir guddoonka golaha wakiiadaiyo saraakiil ka socotay hay'adda bixisay maan-gelibta dhisamaha xarunta .
wasiirka cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid oo hadal kooban ka jeediyey dhagax-dhiga xaruntan ayaa ka waramay muhiimadda ay leedahay ay wasaaradda cadaaladu yeelato dhisme weyn oo kan oo kale ah .
waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay masuuliyiin kale duwan oo ka socday hay'adda maali-gelinaysa dhismahan .
ugu dambayntii waxaa dhagax-dhigay goobta madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siiilaanyo)
TVSLE
published on Wednesday, 5 December 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube