tvsle.com
Saturday, 8 December 2012
Maxkamadda Ciiddamada Somalia Oo Xabsi Daa'yin Ku Xukuntay Taliyihii H
Muqdisho (TVSLE) Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee dalka Somaliya ayaa Taliyihii ciidamadda Asluubta ee Somaliya Maxamad Ismaaciil (Indho-buur) ku ridday xukun Madaxaa xabsi daain ah.

Taliyaha ciidamadda Asluubta Somaliya Maxamad Ismaaciil (Indho-buur) ayaa Maxkamadu sheegtay in lagu helay inuu Xabsiga ka siidaayey 14 Maxbuus oo Al-shabaab ahaa.

Sidoo kale, waxa Maxkamaddu ciidamadu shan sanadood xadhig ah ku riday Agaasimihii garsoorka maxkamadda ciidamada qalabka sida Xasan Axmed Cali (Xasan Liibiya) kaasi oo lagu helay inuu Taliyaha asluubta gacan ku siiyay siidaynta maxaabiista.

Taliyaha Maxkamadda ciidamadda Somaliya Liibaan Cabdi Yaroow oo ku dhawaaqaya xukunka Masuuliyiintan ayaa yidhi Maxkamadda ciidamada qalabka sida waxay ku xukuntay, Cabdi Maxamed Ismaaciil xabsi daa'in, kaddib markii ay ku cadaadeen eedeymo loosoo jeediyay oo ahaa inuu sii daayay 14-xubnood oo Al-shabaab ka tirsanaa, sidoo kale maxkamaddu waxay ku xukuntay Xasan Liibiya shan sano oo xabsi ciidan ah, kaddib markii lagu helay in uu gacan ku siiyay taliyaha khiyaanada qaran ee uu sameeyay
TVSLE
published on Saturday, 8 December 2012
Headlines


Heeta Somaliland fananadii Caanka Ahayd Kaltun Bacado



Muuqal Tv Barnamujka Somaliland-maanta Warbixin Waxqabdka Xukumda SL



Muuqal TV Hees Ka Hadleysa Muuhimda wadada Ceerabo



Muqaal Tv Kulankii Kadhacy Magalada Svsj Ee Gobolka Smland Sweden



Muqal tv Kulan Madaxweynha S-Land Iyo Jaliyada S-Land Ee France 2014



Wareysi SLNTV Jen 2014 Ing Maxamed Ismail Iyo Ing Maxamed Abokor



Barnaamujka MILCSI Bulshada Sweden Qabanqabda Jidka Cergabo



Wareysi SLNTV Alma Dhibtaada Ay Maraan Hawenka Tahriibaa.



Wareysi SLNTV Shekh Khadar Ahmed C/lahi Dhibatada Tahriibta



Wareysi SLNTV 26-8-2013 Ing Abdi Abdilahi Shirka S-Land Iyo Somaliya



Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube