tvsle.com
Sunday, 9 December 2012
Gudida Wanaag Farista Baaq u diray Axsaabta iyo Shacbiga Somaliland
Hargeysa (TVSLE)- Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista ayaa maanta baaq nabadgalyo u diray Guud ahaan Shacabka Somaliland isla markaana u soo jeediyay inay ilaashadaan amnigooda.

Gudoomiyaha Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista Maxamed Xaaji Maxamud Xiiray ayaa u soo jeediyay dhamaan Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada ee ka qayb galay doorashadii golayaasha deegaanku sidii ay u ilaalin lahaayeen nabadgalyada wadanka isla markaana uga feejignaan lahaayeen talaabo kasta oo waxyeelo ku ah xasiloonida guud ee dalka.

Waxaa kale oo Gudoomiyaha Gudida Wanaag faristu ugu baaqay in shacabku dhankooda ka ilaashadaan nabadgalyada dalka,waxaanu intaas ku daray in wixii tabasho ah ee yimaada lagu dhameeyo dariiqa wada hadalka iyo isu tanaasulka aynu ku soo caano maalnay.
TVSLE
published on Sunday, 9 December 2012
Headlines


Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Warkii Teleshinka Qaranka Somaliland Iyo Wariye DALMAR



Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi Abdilahi 13 Fep 2013



Wareysi Nov 2012 Hayaan Madaxa Waxada Migrtionka Stockholm



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube