tvsle.com
Sunday, 9 December 2012
Guddoomiyaha Ururka Dalsan Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Komishank
Hargeysa (TVSLE) - Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalsan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) ayaa sheegay inay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ay ka wada-hadleen tirinta cododka Degmadda Hargeysa ee dib loogu noqonayo.

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalsan oo maanta Saxaafadda la hadlaya ayaa sheegay inay Komishanka ka wada hadleen sidii dib loogu tirin lahaa codadka iyo sanduuqyadii degmada Hargeysa.

Waxaanu yidhi "Kulanku waxa uu ahaa sidii loo sixi lahaa khaladaadkii dhacay in dib loo tiriyo codadkii Hargeysa oo sanduuq-sanduuq loo tiriyo si ay ugu qancaan cida cabanaysaa"

Waxaanu intaas ku daray "Waanay dhici kartaa in musharaxiintii hore ee ay ku dhawaaqeen qaar waxba waayaan qaar kalena soo baxaan. Markaa Go'aanku waxa uu noqday uun in Sanduuqyadii Hargeysa dib loo furo oo halhal laysula tiriyo"

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalsan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) oo hadalkiisa sii wata, waxa uu yidhi "Ururada qaarna fikrado kale ayay qabeen oo ah in Dalkoo dhan dib loo tiriyo oo dib u eegis lagu sameeyo. Komishankuna waxay ku adkaysanayaan in Hargeysa dib loo tiriyo Qolo walibana ay keensato Muraaqibiintoodii ay ku kalsoonayd, waxaana loo balamay Barito oo wali may go'in Arintaasi".
TVSLE
published on Sunday, 9 December 2012
Headlines


Muuqal Tv Warbixin Basasinta Qoxntiga Somalida Shrciga Yurub Ka Joojiy



Xildhibaan Amir Aden Oo Markale u tagan Dorashada Barlamka Sweden



Muuqal TV Hees Ka Hadleysa Muuhimda wadada Ceerabo



Muqaal Tv Kulankii Kadhacy Magalada Svsj Ee Gobolka Smland Sweden



Muqal tv Kulan Madaxweynha S-Land Iyo Jaliyada S-Land Ee France 2014



Wareysi SLNTV Jen 2014 Ing Maxamed Ismail Iyo Ing Maxamed Abokor



Barnaamujka MILCSI Bulshada Sweden Qabanqabda Jidka Cergabo



Wareysi SLNTV Alma Dhibtaada Ay Maraan Hawenka Tahriibaa.



Wareysi SLNTV Shekh Khadar Ahmed C/lahi Dhibatada Tahriibta



Wareysi SLNTV 26-8-2013 Ing Abdi Abdilahi Shirka S-Land Iyo Somaliya



Barnaamuj Gaara Tariikhada Madaxweynha S-Land Axmed Maxamed Silanyo



Xafaldii 18may ee Ka dhacdey casimada S--Land Ee Hargeeysa



Muuqal Tv Xafladii 18may 2013 ee Stockholm Sweden.



Banaanbixii Bruxel Qaybtii 2aad 2013-04-11



Muuqaal TV bananbixii Ka dhacay Dalka Belgem 11-4-2013



Halkan ka daawo Telefishanka HCTV





Halkan Gal si aad u Daawato Tv-Barnaamujyadii Hore You Tube