Ráyiga Shacbka -Speakers corner
Speaker's corner contains 900 records. Kuqor / Sign
salaan dhamaan tihin salaan guud waxan halkan jawab waafi ah ugu sheegaye mudane husein ninka wata sxb waan ogey hooyo in waxa loo dhigo jirin ama lasi barbar dhigo oo ayeye tahay qaali xas iyo meel maa wada mari karin gabadh yaro oo sheeko idin dhex martid iyo hooyo meel ma laysa dhigo kara taasii waa maye hooyo waxa fuduud mahaa oo qof caqaleihi uu og tahay markaas side aad uu fahan tahay maha qoralakaygii waxan kujeed gabadha qailka aflaqadeysaa ayan uu caqil celiye oo laha baro anshax wanaag iyo akhlaad intaas waxa iraca feef dhigasho marnba kamasuul aha qoralad ku soo baxa website alemahadl[1892]
2008-06-27
By: beeldajiye [ london][ ingiriska]
eM@il: gaashaamo2@homail.com
MAHDI...xaas ka iyo hooyo kala fogee Marka hore salaan dhammaan. ......Waa dhib hadday Xaas ku Carruur kuu hayso Hooyadaana la collawdo. Se naag kale waad guursan kartaa ,Hooyo kale ma heli kartid, waxaan ku odhan lahaa hooyadaa dooro se qalad ha ku raacin,se waxaad ogaataa Hooyadu guriga inateeda ayay ka door biddaa ka inan ka,se carruurta inan ka ayay ka jeceshay kuwa inanta,sidaa ayay inta badan u dhacdaa. se waxaad diiddantay xaas kaaga kala hhadal. scw [1890]
2008-06-27
By: M A Hussein [Earth][world]
eM@il: tukaale880@msn.com
as wrwb halkan waxan salaan qaayo iyo qiimo badan kugu soo guudbiyaye shaqalaha tviga soomalilandeurope rugtiis wadanka iswdheen intaas haaden ka gudbo waxan daraye gabdh far galiye hooyooyinka iyo beelaha ku soo bandhigaye horta waxad soo barta waxa la yidhado akhlaad iyo isluubta wayo anshax wanaag waxa lagla yimada guriga dhaqanka meel ha kaga dhicin midkale waxad tixagaliysa websitaka aad waxa ku qoriyso adigoo ah qof weyne waxa garad isku sheegaye maxa yeeli dadku waa in dhegaha waxa kamaqasha iyo in indhaha waxa arakta intaas ban ka ftankii gabadhasi ku dhaafiye iska hubso[1888]
2008-06-26
By: nur cumar [london][uk]
eM@il: gaashaamo2@homail.com
iska fur naagta ha noqon sida ciidagalaha waryaa nacas baad tahee naag haday hooyadaa ka hor timaado warqadeeda sii
ha noqon sida ciidagalaha ay hogaanka u hayaan naagaha sacad muuse
ee noloshii iyo aduungiiba ay ka xayuubsheen
sida habar yoonista waa inaad noqotaa oo aad bud la dhacdaaa naagta [1882]
2008-06-24
By: suleekha [london][uk]
eM@il: suleekha4455@yahoo.com
Su'aal ku socota Alma walal magacayga waxa layidhaa mahdi waxaan ahay arday jooga ruushka magaalo layidhaa Saintpetersburg, waxaan doonayaa inaan inaan Alma waydiiyo sidee loo xalinkaraa haddi khilaaf dhex yimaado hooyadaa iyo gabadhaada haddaanad is horkeenin
22/06/2008 mahdi
[1879]
2008-06-22
By: mahdi [Saintpetersburg][Rasia]

xuskii 48:aad ee maalinta xoriyadda SL
OGEYSIIS

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda in la qabanayo xuskii 48:aad ee maalintii ay maxmiyaddii Somaliland ka qaatay xoriyaddeeda boqortooyada Ingiriiska maalinta khamiista ah ee ku beegan 26 June.

Meesha xafladdu ka dhacaysaa waa waqooyiga Stockholm, Xaafadda:

TENSTA TRÄFF.


SAACADDU MARKA AY TAHAY 17.00 GALABNIMO. Khamiista. 26.06.2008.

Haddaba, Dhalinyaro iyo waayeel, rag iyo dumar, iyadoo aan loo kala hadhin, ayaynu si farxad leh halkaas ugu wada ciidaynaa, ee ha ka maqnaan oo ha moogga[1873]
2008-06-18
By: ogeysiis ogeysiis [Stockholm][Sweden]

hadmay caqli yeelan cawadiin dhacday gadabuursi ayaaba idiin talinaaya oo hogaanka idiin haya oo dadkiinii gaajo ku dilay walee kwan ayaan wax fahmin
shalayna rafaadkii ay mareen miyaanay xasuusan
in maantana rafaadka laftiisii lagu hayowaxaan idin kula hadlo garan maayee
ilaahoow rag kuwan dhaama noo keen
suleekha4455@yahoo.com[1864]
2008-06-10
By: suleekha [london][uk]
eM@il: suleekha4455@yahoo.com
as wrwb halkan waxa ka salamayaa dhaman umadda reer soomaulnde meel kasta oo ay adunka ka joogen waxan idinku salamaaya salanta islmka asalaamucalaykum wrwb
waxa farxad inoo aha mar hadii khilaafkii muuddo aad uu dhexaye xusbiyad qaranka iyo dawalad heshiis laga gaadhay waa ilahaye mahadii somalilnd waxay ku nabad iyo cano mashay is maqalkaa iyo kal dembinta ummad weliba waxay ku dhaqanta xeer soo jiren aha markaas inoo guul camalku lafahantisuu ino arakaye ummad wixi soo kale dhexe gala dhamiysan karta mansha alaah all mahadle

[1862]
2008-06-10
By: beeldajiye [ london][ ingirsiika]
eM@il: gaashaamo2@homail.com
guul somaliland Marka hore , bahda tvsomalilandeurope oo dedaal dher ugu jira mar walba hawlaha war baahineed,taas oo aan dareesanahay hawshay hayaan baaxadeeda,tan kale hadaad tusaale yar soo qaato, dhulkan somaliland la yiraahdo oo lagu hadhsanayo dhiig ay u xalaaleeyeen mujaahidiin bada oo maanta inaga hooseeya , lagama yaabo hadafkay u dhinteen in uu marna ciida afka doobigu daro in kor lo hayo oo la ilaliyo wax kastoo ku keenay dheeligaa,waxaaa laga soo gudbay hirar badan oo kuwan ka adag lakin meeshii rag joogo , isla markaana ay u muuqato samaynteda arin walba waa ka digdtoodanan doonaan hambalyo [1859]
2008-06-07
By: ahmed [rotendam][etherlands]
eM@il: qurbac01@hotmail.com
talo bixin anigoo ka mid ah dadka aadka u dhegeysta SL TV Sweden,barnaamijkii ugu dambeeyay ee waraysiga siilaanyo ee gudo soo galkii snm iyo qaabkii uu u hogaaminay SNM,
waxaan u arkaa Waraysigaasi in wakhtigii ku dhamaaday suaalo ku saabsanaa arimo muran badani ka jiro oo ah in Wakhtigii siilaanyo uu abuurmay khilaafaadka ugu badnaa ee snm.
waxaan aad jeclaysanaynay markaaad siilaanyo waraysanaysaan in aad waydiisaan 1)-taliskii siyaad bare iyo wixii ku kelifay halganka 2)-waxyaabahii ugu layaabka badnaa 3-haday jiraan haliso uu ka badbaaday 5-haday jiraan khalado ay soo mareen iyo SNM maxay ku damb[1858]
2008-06-07
By: cali ibrahim [Amstardam][holland]
eM@il: cali0799@hotmail.com
somalinad ha noolato masha allah aad baan ugu faraxsanahay inay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu hishiis sameeyeen
wax yaabo badana tanaasulaad iskula sameeyeen waa wax lagu faano is af garadka iyo kala danbaynta lakala qatay
waxaan hadalkayga ku soo gabo gabayn lahaa (somaliland hanoolaato)[1854]
2008-06-05
By: cosob [london][united kigdom]
eM@il: cosob109@hotmail.com
manta marakahoore salaanka dhaxaysa somaliland
waxaan rabaa ishalaah sua;aa sidaad uragta
heshiska sadexda xisbii qaran gareen
jawab
waa guul inoo soo hoyatay waan ku faraxsanahay[1852]
2008-06-03
By: sabaax [usa][somaliland]
eM@il: samsam-cadeey@hotmail.com
waa guul lafilayay in ay timaado marka hore wad salaaman tihiin , hadaad tihiin bahda s/l tv , aniga waxaan u arka guul , taas oo la filayay in ay timaado,markali caalam ku muu heshiin dawlada somalilnd iyo mucaarad keeda, tusaale kenya, somalia,
lakiin goormay cimaada dii guurtidu ka dhacday iyana heshiis loo helayaa, ilayn guurtidii waxan dhigtay , cimaamadii la ma saarine[1850]
2008-06-02
By: abdirisak ahmed [london][uk london]
eM@il: abdisiminar@hotmail.com
HAMBALYO XUKUUMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO LABADA XISBI QARAN EE KULMIYE & UCID Anigo ku hadlaya magacaygo saddexan waxaan hambalyo aan la so koobi Karin u diraya dhaman bulshoweynta Somaliland gaar ahan waxan u hambalyo u diraya xukuumada iyo labada xisbi qaran ee xalay qalinka ku tuugay khilafka u kala dhaxeeyey ee muddatan cadowga Somaliland isha ku hayen. Somaliland inay macalin u tahay dalal badan oo rer African ah waynu wada ogsoonahay wana arrin aynu ku farxayno hadaynu nahay Slanders. Xukumada Somaliland talabaday qadayna waan ugu hambalyeynaya, Somaliland hanolato hana waarto. Dorashadana inay si xalal ah u dhacdo waddaniyaduna kujirto masuuliyiinta wan rajaynaya[1849]
2008-06-02
By: Sadik Maxamed Xassan [Coventry][United Kingdom]
eM@il: sadik16@hotmail.com
somalilan xanolato Asalamu calekum marka hoor aniku waxan amisanahay in ay yihin raag soo sheta sidaa wadda walalayal (SOMALILAND HANOLATO)
[1848]
2008-06-02
By: SAFIA [STOCKHOLM][SWEDEN ]
eM@il: sofia-souh@hotmail
argtidayda marka hore sallan dhamaan shaqaalaha tv sle waxay aniga ilatahay in daku arkay runtii waayo udub waa xisbiga kaliya ee somaliland isku haya marka aad eeggto xalada maanta dalku marayo waa in aad looga fiirsada xisbigu waxa uu nabadeeyay goboladi bari imikana waxay wadaan dibudhiska dalka sida daraadeed waa lagamamarman in laisu tanasulo xisbigi talo fiican haya hayimado dhibla'aan dadka hausheego marka walaalayal qoysnimo yay qaranka inaga qadin.
[1838]
2008-05-29
By: mussy [milton kenyes][u.k]
eM@il: mmussy'@live.co.uk
not surprised salamau alykum dhamaan wan idin salaamay shaqalaha TVSL. aad wana ugu faraxasanaahay shaqadada wanaagsan ee ad haysan sindaana ku wada. hadii aan u so noqdo su'asha maanta waxay ila
runtay wax lala yaabo maha in Somaliland danahooda garka ah ka heshiiyan ooy marwalba mas'uliyuuntu eegan danta dadka somaliland. taasna aad ayaan ugu faraxsanahay wanan u mahad celinayana dhamaan azxaabta xisbiyada.

salamu aleykum
Jamal Gas //Borlänge Sweden
[1836]
2008-05-28
By: Jamaal Gas [borlänge][Sweden ]
eM@il: djamal@somaliland.com
guriga nabada salaamu calaykum dhamaan hogaamiyayasha siyasada somalilan .iyo shacabka rer somliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan ,salaan kadib
waxaan u arkaa heshiiska dhex maray hogaamiyayaasha siysada qaranka guul iyo inay yihiin hogaamiyayashu ku wo danaynaaya dadkooda iyo dalkoodaba waxxay ina tusinaysaa inay yihiin dad qaadi kara mas uuliyada dalka iyo dadkaba ,waxay ina tusinaysaa oo kale in dadka iyo siyaasiyiintuba ay yihiin dad wada hadli kara kana heshiin kara wixii khiaafaad soo dhex galo ,runtii taas ayaaan ah takaliya ee umadu ku nooshahay kala dambayn iyo wada hadal walaaltinimo, guuul[1835]
2008-05-28
By: abdi cilmi [st.cloud ][usa]
eM@il: gamal_449@hotmial.com
in my opinion this is victory for parties and mostly for somalilanders
asalaamu aleykum to the somaliland crew Qasim & Dalmar and Ali.in my opinion this is victory for parties and mostly for somalilanders, the civilian and i thank the leaders of the parties for discussing the situation on the table and making this concrete decision which i think would make every party happy and make SOMALILAND continue its dreams of becoming africa,s super power. SOMALILAND HA NOOLAATO AMIIN.. ONE LOVE TO MY BROTHERS AND SISTERS AROUD THE GLOBE. DO NOT LET SHEYDAAN COME BETWEEN YOU.. I LOVE SOMALILAND FOR EVER.. ALLAH BLESS SOMALILAND.. HI HARGEYSA.. thanks to the somaliland presenters..
[1834]
2008-05-28
By: musa farah [auckland, ca][u.s.a ]

Waxaan u arkaa arin aynu waligeenba caado u lahayn oo hadii muran yimaado aynu isku tanaasuli jirnay

Salaan ka bacdi ,Waxaan u arkaa arin aynu waligeenba caado u lahayn oo hadii muran yimaado aynu isku tanaasuli jirnay ,iyagoo xisbiyada qaranku xaq ku taagnaayeen hadana waxay ka doorbideen dadkooda iyo dalkooda iyagoo lexjelo ka qaba.hadaba su'aasha meesha taalaa waxa weeyi 'xiliga doorashada loo cayimay ma ku qabsoomi doontaa , aadbaad u mahadsantihin Tv Europe surveyga aad umadiina ka qaadaysaan ,somaliland ha noolato ,wasalamu calaykum
[1833]
2008-05-27
By: AHMED DEEQ eM@il: ahmed-daahir@hotmail.com
long live somaliland saalan tvslEurope iyo dhaman u madaa reer somaliland intaas kadiib sedeexda xiisbi waxkasta o ay isku qabtan waa lagamamarman in ay ka heshiyan sababta o ah niin walba dantisa aya ku jiirta sidadaraded waa in niin walba badka yimado o u tanasul sameeya wana guul ayan orankara.[1832]
2008-05-27
By: cabdi [milton keynes][u.k]
eM@il: ocacha8@hotmail.com
marka hore waxaan salamayaa dhamaan umada reer somaliland meelkastay ay joogan waxaa farxad noo ah in somaliland ay ku caano iyo nabadba mashay inay khilaafayada noocyada ay tanasulaad iyo is afgarad ka gaadhaan waana wax aad loogu farxo wanan uhanbalyaynayaa xukumada iyo xisbiyada mucaaradka waxaanan leeyahay wananga aad samaysany waa mid faa iido way uleh
dadka iyo dalkaba waanad kumahdsan tihiin 3
wasalamucalaykum
Norway. Bergen [1831]
2008-05-26
By: Ahmed [Bergen ][Norway.]

heshiska xusbiyada somaliland waxaan u arkaa inay tahay arin aad ii farax gelisay, waxaanan leeyahay hore u socda oo dib haw noqonina.



Guul iyo Gobanimo Somaliland[1830]
2008-05-25
By: deeqa  [london][united kindom]
eM@il: ruun@rock.com
as wrwb dhaman waxan halkan ka salamayaa shaqalaha tv lnd e su aal .. xuska maalinta 18 may iyo malinta xuska 26 jun tee ba in loo dabal dego mudan ma 18 may mise 26 jun waa s.u aal weyn oo madax dalinayse dad weynaha la weydiin heyga deg degin adigoo degin uu furso kadib si weydii waxay tahay 18 may waynuu garan kara hadan leysa indh tirin ka baran deg byee[1829]
2008-05-25
By: beeldajiye [london][uk]

waxaan uu arka in uu yahay khiyaano ku jirto heshiiska xusbiyadu ay rabaan in ay gadhaan waxaa uu ahaa mid neef ka soo turtay daweyna nabad jeceel laakin maa yahay mid sidii uu hirgelaya shakii ba durbaa ku jiraa iyaado laa arkaayo ifaafaale xun oo ku soo socdaa heshiiskaas oo ah ay qayib cakiraan tahay durbaa odayashii ay fasax galeen anigoo uu arka mushkalada keeliyaa ee somaliland hasta in ay tahay odayadaa sideey doonaan ka yeelayaa dala uana arkoo mid sidii laog tala galay ku dhacayaa ilahay haa sahalo [1828]
2008-05-25
By: abdala [burco][somaliland]
eM@il: daroor332@hotmail.com
Page 1|Page 2 >
Speaker's corner contains 900 records; page 1 of 36